Caqabad soo wajahday kulankii ay yeelan lahaayeen Trump & Kim John un

Madaxweynaha Maraykanka ayaa sheegay inuu ka baaqan doono shirka la qorsheeyay ee dhexmari doono isaga iyo hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi haddii uusan u arag in ay natiijo kasoo baxayso. Trump ayaa ka hadlayay shir jaraa’id oo ay si wadajir ah u qabteen isaga iyo Ra’isulwasaaraha Japan Shinzo Abe. Mar sii horeysay Trump ayaa ammaanay dadaalka agaasimaha … Continue reading Caqabad soo wajahday kulankii ay yeelan lahaayeen Trump & Kim John un